Dhagesyo:Dood Ku saabsan Qaabka lagu soo dooran doono Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliaya

barlaman

Dhawaan bay ahayd markii Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu iscasilay waxaana hada Magaalo madaxada Soomaliya ee Muqdisho ka socota olale Siyaasadeed oo larabo in lagu doorto Gudoomiyaha Cusub ee Golaha shacabka Soomaliya.

Hadaba waxaa idaacada Voa qabyteeda Afsoomaliga ay qabatay dood ku saabsan qaabka lagu soo dooranayo Gudoomiyaha Cusub Barlamaanka Soomaliya waxayna doodaan dhexmartay Qareen Cali Shiiq Aadan Yuusuf “Cali Somali” ahna Qoraa ka faalooda arimaha Dastuurka Soomaliya oo aaminsan in laysku dooranayo Qaab Siyaadeed Iyo Xulafaysi Iyo Yuusuf Xasan Mursal oo suxufi ah oo aaminsan in gudoomiyaha Barlamanka Soomaliya lagu dooran doono lacag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.