Dowlada Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah ula Wareegtay Ciidamadi ay Tababareen Imaaradka iyo Qalabkoodiba ee Xerada Jeneraal Gorod, Amaan duulaha Ciidanka Xooga dalka Soomaliya Jeneraal Cabdulaahi Cali caanood ayaa sheegay inay la wareegeen qalabkii Iyo cidankii kusugnaa Xerada oo kamid yihiin Gadiid.
Leave a Reply