Daawo:General Moorgan ayaa konton kun oo doolar ugu deeqay goobta laga dhisaayo Jamacada ummada faraca Qardho

moorgan

Wasiirkii hore ee Gaashaan dhiga Soomaliya Jeneraal Maxamed Xirsi Moorgan ayaa waxaa uu booqday Goobta laga dhisaayo Jaamacada Ummada Faraceeda Magaalada Qardho ee maamul Goboleedka Puntland taas oo Maxadawaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu dhagax dhigay isaga Iyo Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas.
Jeneraal Moorgan oo u taagan Musharaxa Madaxwaynaha Puntlanad aya waxuu noqday Musharxii ugu horeeyey oo booqdad Goobta laga dhisaayo Jaamacada Ummada Faraca Qardho waxuuna ugu deeqay Lacag dhan 50,000 oo doolar waxuuna balan qaaday hadii la doorto inuu dhisaayo jaamacada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.