Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha ee Magalada Muqdisho,iyada oo lagu dhawaaqay Gudiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga lagu dhawaaqay oo tiradooda tahay 15 Xubnood ayaa dhexdooda waxa ay iska soo dooran doonaan Guddoomiye iyo ku xigeeno si howshooda ay u dhameystirtaan.
Leave a Reply