Gudoomiyaha Baarlamanka dowled goboledka hirshabelle sheekh cismaan bare maxamed iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada jowhar ee caasimada dowled goboledka hirshabelle kadib markii uu shir looga hadlaayey Dastuurka Soomaliya uga Soo qayb galay Muqdisho.
Leave a Reply