Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele oo dhunsaday Lacag loogu talagalay qaraxii Soobe

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele Cismaan Bare Maxamed ayaa waxaa lagu eedeyey inuu dhunsaday Lacag ay Baarlamaanka Hirshabeele ugu talagaleen dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii dadka badan kudhinteen ee ka dhacaya Magalada Muqdisho.

Xildhibaan Nuur Xaashi oo kamida Xildhibaanada Hirshabeele ayaa waxuu ka hadlay in gudoomiyaha Barlaamnaka Hirshabeele Cismaan Barre uu gudoomiye kuxigeenka Labaada ee Barlamaanka Hirshabeele Canab axmed Ciise ay ku wareejisay lacagtii loogu talagalay dhacdadiid 14 Octoobar ka dhacday Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Nuur Xaashi ayaa sheegay inay jiraan Xildhibaano Mooshin kawada Guduoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele, waxaa kaloo Jowhar kasocda xildhibaano kala taabacsan Madaxwayanha Iyo Gudoomiyaha Hirshabeele oo Mooshino kala wata.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.