Wasiirka Warfaafinta jubalanad ayaa ka Hadlay Sababtii uu ugu Baxay Shirkii Xalane ka dhici lahaa oo looga hadlaayey Badqabka Wariyaha, Wasiirka Jubbaland Cabdinuur ayaa sheegay sababta ay uga baxeen isaga Iyo maamul goboleedyada kale ay tahay inaan lagu casumin wariyaasha ka hawl gala maamul goboleedyada waxaana lagu casumay wariyaal kale oo meelay ka hawl galaan aan la aqoon.
Leave a Reply