Dagaal ka dhacay Xerada Imaaraadka ee Muqdisho oo hada Xasiloon”Sawiro”

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku dagaalameen Xerada Jeneraal Goordan oo ku taala ee Magaalada Muqdisho, Dagaalkaan ayaa bilowday kadib markii Ciidamo ka tirsan, Dagaalka ayaa salka ku haayo in Saraakiil ka tirsan ciidamada Milateriga ay iskudayeen in qaataan Gawaarida Ciidamada ay ka tageen Imaaraadka oo Xeradaas ku sugnaa balse ay ka diideen Ciidamadii ku sugnaa Xerada Jeneraal Golden waxaana hada xasiloon Gootii dagaalka Kadhacay ee Xearada Imaaradka Ka guureen waxaana jira dhaawac Iyo dhimasho sida ay sheegayaan wararka qaar kood.
ciidan

ciida

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.