Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa cadeeyay halka dowlada Soomaaliya kas oo gashay heshiiskii dekada Magalada Berbera taas oo saameyn weyn ku yeelatay Siyaasada dalka Soomaaliya.
Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in hehsiiskii dekada magalada Berbera uu ahaa mid Isfahan ah oo uu dhexmaray Madaxweynayashii hore ee Soomaaliya Xaan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Waxa uu sheegay in isagu uu goobjoog ka ahaa heshiiskaas kaas oo ahaa mid soconayey mudo 9 Bilood ah,sial markaana dhankooda uu u saxiixay Wasiirkii Arrimaha Dibada Soomaaliland.
Leave a Reply