Daawo:Diyaarado Itoobiyaan ah oo dad Kudhaawacay Burco iyo Maamulka Muuse Biixi oo aan Ka hadlin

muuse

Xaafado kamida Magaalada Burco ayaa waxaa Ku soo dhacaaya Xabado aan la aqoon cida ridaysa kuwaas oo dhaawac u gaystay qaar kamida dadka Dagan Xaafada Burco, Xabadaan ayaa waxay ka imaanayaan Diyaarado loo malaynayo inay lee yihiin Itoobiyaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.