Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga ee Dowladii Dhexe ee Soomalioya Jeneraal Maxamed saciid Moorgan ahna Musharaxa Madaxwaynaha Puntland ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaada Gaalkacyo, Waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qatay Bulshada Magaalada Gaalkacyo Iyo Masuuliyiin ka tirsan Puntland.
Leave a Reply