Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa magaalada Columbus.
Dhalinyaradan waxa ay wada saarnaayeen halgaari waxaana loo tooktay si isku mid ah mana suurogalin in dhaawac lagu soo gaaro.
Wiilashaan ayaa Waxaa lagu kala magacaabi jiray C/laahi Sacid Sharif oo 30 jir ahaa & Cabdiqaaliq Sacid Maxmed oo 20 jir ahaa
Warbixintii Deeqa Sonna
Leave a Reply