Daawo:Ninkii Muxubo ooXaaskiisi ahayd kismaayo ku dilay oo maxkamad La soo taagey

muhubo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka Maamulka Jubbaland ayaa si fool xun waxaa loogu dilay Muxubo Maxamed Guure oo ay aheyd 18 jir, Muxubo ayaa waxaa dilay Seygeeda ama ninkii qabay oo ka tirsanaa Ciidamada Gaarka ah ee maamulka Jubbaland.

Cabdulaahi Asad ismaaciil oo ahaa Ninkii dilay Muxubo ayaa waxaa manta Lasoo taagay Maxkamada Ciidamada Magaalada Kismaayo waxaana uu dib loogu soo celinayaa Maxkamad si xukun loogu rido.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.