Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka urmaya shir looga hadlayo amaanka Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa ka qayb galayaa Wasiir ku xigeenka amaanka Soomaaliya iyo Wasiirada amniga maamul Gobaleedyada.
Shirkaan ayaa looga hadlayaa Qatarta Al-Shabaab iyo Daacish sidoo kale Shirka ayaa looga hadlayaa sidii ay wadashaqayn u yeelan lahaayeen hay’adaha amniga Dowladda dhexe iyo kuwa Maamul Gobaleedyada.
Leave a Reply