Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa inta badan xaafadaha ay ka kooban tahay waxaa looga qaxay fatahaadda uu sameeyay webiga Shabelle, Qoysaska ka barakacay fatahaada Wabiga ayaa waxa ay ku suganyihiin duleedka Magaalada Baladwayne halkaasi oo ay ku heysato daruufo la xiriira dhanka nolosha iyo hoyga.
Leave a Reply