Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradaka Soomaliland ee Wadani Cabdirixmaan Cabdulaahi Ciro oo Munaasabad ay taageerayaasha Xisbiga wadani ee Gobolka Togdheer Ee Burco ka hadlaayey ayaa sheegay dariiqa loo maray xarigiisa Iyo inaan lasiin waqti uu isku difaaco.
Guduoomiye ciro ayaa sheegay inaan Boqor Buurmadow loo xirin aaditaankii Puntland safarkii boqorka Iyo Madaxwaynaha waa isla ogaayeen waxaa kaloo sheegay Gudoomiye Ciro in shacabkii Soomaliland ay ka buuxaan jeelalka oo isugu jira Odayaal,haween,dhalinyaro, Iyo Naafo
Leave a Reply