
Madaxweynaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dhammaan eheladda iyo saaxiibaddii uu ka geeriyooday Alla ha u naxatiistee Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi oo ku geriyooday Magaaladda Muqdishu.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyey Marxuumka in allaah uu ka waraabiyo Janatul Firdowsa, waxaana uu guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha U naxariistee Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi.
Waxaa la filayaa in maanta lagu aasayo Magaaladda Muqdishu, waxaana aaskiisa ka qayb gali doona madax katirsan Dowladda
Leave a Reply