Xildhibaanad Dahabo Suusow oo Ka mid ah Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Kadigtay In lagacan bidixieeyo Deeqaha loogu Talagalay Dadka kudhibaatooobay Fatahaada Wabiga Shabelle, Hadalkaan Xildhibanad Dahabo ayaa imaaniya xili ay Dowlada Soomaliya ay dadaal ugu jirto Sidii Deeq Cawimaad ah loola gaarayo dadka dhibaateeyeen Fatahaada Wabiga.
Leave a Reply