Beeraleyda magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa cabasho ka muujiyey Biyo ku soo fatahay beerahooda baabi’yeyna dalagyadii beeraha, Biyaahn ayaa waxay ka yimaadeen Buurta Magaalada Baladxaawo ee Gobolka gedo kuwaas oo soo maray Hogii ay Dowlada Kenya ka qoday Xududka u dhaxaysa Baladxaawo Iyo Mandera.
Leave a Reply