
Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Degmada Doolow Iyo Hay’daha Samafalka ayaa waxaa looga hadlay fataahada wabiga kaas oo ku fatahay Magaalada Iyo Beeraha u dhow Degmada Doolow waxayna baaq u direen dowlada Soomaliyeed Iyo hay’daha Calaamiga inay gurmad lasoo gaaraan Degmada Doolow.
Leave a Reply