Waxaa Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya ee Magalada Muqdisho ka socda diyaar garoowgii u dambeeyey ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay u sharaxan yihiin ilaa 11 musharax oo dhammaantood ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaannada iyo musharixiinta qaar ayaa haatan ku sugan Xarunta Golaha Shacabkas waxaana siweyn loo adkeeyey amaanka Xarunta Golaha Shacabka Soomaliya.
Leave a Reply