Month: April 2018
Daawo:Xisbiga Mucaaradka wadani ayaa Cambaareeyey Xariga loogaystay Abwaan Naciimo iyo Wiil Yar
Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee wadani ayaa sheegay inaysan ahayn wax aan la aqbali Karin xariga Abwaan Naciimo qorane oo sadex sano lagu xukumay Iyo wiil […]
Wadada Isku xirta Dhusamareeb ilaa Ceelbuur ,Ceeldheer oo 20 sano kudhawaad qabiil uxirnayd ayaa dib loo Furay
Gudoomiyihii Hore ee maamulka Ahlunu Sunna hadana ah Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Shiiq Maxamed Sheekir Cali Xasan ayaa Maanta ka qeyb galayay Munaasabad la iskugu […]
Aadan Madoobe oo u Taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe) oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilkii qabashada Gudoomiyaha […]
Daawo:Dowlada Qadar oo 3o Bas ugu deeqday Gobolka Banaadir
Dowladda Dalka Qatar ayaa Talaadada Maanta ah waxa ay Maamulka gobolkan Banaadir ku wareejisay 30 Gawaarida loo yaqaano Baska,kuwaas oo dhowr maalin kahor laga soo […]
Alshabaab oo lagu Xasuuqay Gobolka Hiiraan
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada xooga Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ay la galeyn Al-shabaab, kuwaas oo ka dhacay […]
Tababar loo soo xiray dhaqaatiir ka tirsan wasaaradda xanaanada xoolaha Jubbaland
Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa waxay Tobabar Usoo cirtay Toban Dhaqtar, Ciritaanka Tobabarkaan ayaa waxay ka dhacday xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulak Jubbaland […]
Wabiga Shabeele Oo Ku Fatahay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Jawhar
Wabiga Shabeele ayaa Ku Fatahay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Jawhar kaas oo biyhii ka yimid wabiga Soo buuxiyeen qaybo kamida Magaalada jowhar Gaar ahan […]
Wasiir Kuxigeenka Macdanta Iyo Batroolka Somaliya ayaa kawar bixiyey Socdaal uu Raysawsaare ku xigeenka Somaliya ku tagay Dekada Muqdisho
Wasiir Kuxigeenka Macdanta Iyo Batroolka Somaliya Maxamed Cabduqaadir Hilaal ayaa kawar bixiyey booqasho uu Raysawsaare ku xigeenka Somaliya ku tagay xarunta wasaarada iyo keydka shidaalka […]