
Masuul Katirsan Dowlada Somaliya ayaa ku guulaystay Doorashadii Golaha shacabka ee ka dhacday Dhusamareeb
Masuuliyiinta Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin uu ku guuleystay […]