Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

No Image

Daawo:Ciidamo Tiradooda Gaarayso 110 askari oo kasoo goystay Maamulka Soomaliland ayaa soo gaaray Puntland

30th April 2018 admin 0

Ciidamo ka soo goostay Ciidamada Soomaliland ayaa Soo garaay Puntland waxaana lagusoo dhaweeyey deegaanka Harwanaag ee Gobolka Sool, ciidamadaan soo goostay ayaa wxaa tiradooda ;agu […]

wabi

Barakac wayn oo ka jir magaalada Baladwayne kadib Markii

30th April 2018 admin 0
wabi

Daawo:Degmada Doolow ee gobolka Gedo oo wabiga ku fatahay

30th April 2018 admin 0

Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Degmada Doolow Iyo Hay’daha Samafalka ayaa waxaa looga hadlay fataahada wabiga kaas oo ku fatahay Magaalada Iyo Beeraha u dhow […]

baardheere

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Gedo oo gaaray Degmada Baardheere

29th April 2018 admin 0
muuday

Daawo:Gudoomiye kuxigeenka 1aad Muuday oo loogu baaqay inuu iscasilo

29th April 2018 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee golaha shacabka Soomaliyeed Cabdiwali Sheikh Ibraahim Muuday uu sheegay in laxaday Tastuurkii Soomaliya, Hadaba waxaa beeniyey hadalkaas […]

buurmadow

Odayaasha Iyo Wax Garadka Deegaanka Ceel-afweyn ayaa ku baaqay in boqor Buurmadow xoriyadiisa dib loo siiyo

29th April 2018 admin 0
ciro

Gudoomiye Cirro Oo sheegay Xariga Boqor Buur Madow inuu Qalad ahaa

29th April 2018 admin 0

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradaka Soomaliland ee Wadani Cabdirixmaan Cabdulaahi Ciro oo Munaasabad ay taageerayaasha Xisbiga wadani ee Gobolka Togdheer Ee Burco ka hadlaayey ayaa sheegay dariiqa […]

No Image

Daawo:Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Oo ka hadlay Lacag Shilin Somali Oo La Daabacayo

29th April 2018 admin 0

Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo xafiiskiisa kula hadlayay warabaahinta ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda, wuxuuna shirkiisa jaraa’id uu diiradda ku saaray,qorshaha deyn […]

wabi

Xildhibaanad Dahabo Suusow ayaa ka digtay in Lagacan bidixeeyo Deeqaha loogu Talagalay Fatahaada wabiyada

29th April 2018 admin 0

Xildhibaanad Dahabo Suusow oo Ka mid ah Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Kadigtay In lagacan bidixieeyo Deeqaha loogu Talagalay Dadka kudhibaatooobay Fatahaada Wabiga Shabelle, Hadalkaan Xildhibanad […]

muuse

Daawo:Maamulka Muuse Biixi oo sheegay inaan Laqabanayn Xuska 18 May ee

29th April 2018 admin 0
ceelwak

Community Action for Development (CAD) Field visit to assess impact of rain to Elwak Town and its IDPs

29th April 2018 admin 0

On 17th April 2018, Community Action for Development (CAD) assessed IMPACT OF RAIN TO Elwak town and its IDPs settlements affected by floods. The objectives […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Talefanka kula Xariiray Xulka Kubbadda Cagta ee da’doodu ka hooseyso 17 Guulna u rajeeyey

29th April 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo khadka telefoonka kula xiriiray Xulkeenna Kubbadda Cagta ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, ayaa u rajeeyay guul kulanka ay […]

xildhibaan

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay Geeridda Xillibaan khaliif Cabdulaahi

29th April 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dhammaan eheladda iyo saaxiibaddii uu ka geeriyooday Alla ha u naxatiistee Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi […]

No Image

Xildhibaanada Hirshabelle oo kulan Deg Deg ah ka Yeeshay Xaaladda Deegaanada Hirshabelle

29th April 2018 admin 0
wabi

Xaafado ka mid ah Balcad oo Fatahaada Wabiga Shabelle ay Saameeyeen

29th April 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes