Roobab ka da’ay Magaalada Hargaysa ayaa waxaay sababeen dhimasho kadib markii dooxyo biyo wata ay qaateen Hibaaq Xasan Maxamed oo ahayd gabar 13 Jir ah, Hibaaq Maydkeeda ayaa helay ayadoo ay bahalo cuneen waxaana maydkeeda la keenay Isbitaalka Hargaysa.
Leave a Reply