Daawo:Baarlamanka Galmudug oo labo kula jabay Kadib Markii la qadarin waayey Beelaha Daga Galmudug

Beelaha Daga Galmudug ayaa waxay shegeen inaysan ku qanacsanayn Saami qaysiga ay ka heleen Baarlamanka Galmudug  kuwaas oo aan lagala tashan lagana tixgalin  habkii loo qaybiyey Baarlamaanka Galmudug kaas oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxda Galmudug Iyo qaar kamida Baarlamanka Galmudug  ayaa markay arkeen cabshada kasoo yeeraysa Beelaha daga Galmudug ayaa waxay sheegen in dib loogu noqdo Heshiiskii Galmudug Iyo ahlusuna ee ka dhacay dalka Jabuuti,

Qaar kamida Xildhibaanada Galmudug ee kusugan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul goboleedka Galmudug ayaa waxay sheegen inay qalad tahay in dib loogu noqdo heshiiski Jabuuti ee dhexmaray Ahlusuna Iyo Galmudug wax qaldan aysan jirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.