Daawo:Magaalada Jowhar oo si wayn looga Xusay Maalinta saxaafada aduunka

Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad Lagu xusaayo Maalinta Saxaafada Aduunka , waxaana Ka soo qayb galay munaasabada 3 May Wariyaal, Xildhibaano Iyo Masuuliyin ka tirsan Maamulka Jowhar waxaana goobtaa looga dhawaaqay  urur ay lee yihiin  wariyaasha Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.