Daawo:Safarkii Raysawasaare Kuxigeenka dalka Ku tagay Baardheere Luuq Doolow ee Gobolka Gedo

mahad

Wafti Balaaran oo hogaaminaayo Raysawasaare kuxigeenka dalka Soomaliya oo kamid yihiin Xildhibaano,wasiiro Culumo ayaa waxay booqasho ku tageen Gobolka Gedo gaar ahan Degmooyinka Baardheere, Luuq Iyo Doolow.

Waftigaan ayaa waxay u kuur galayeen sidii ay wax uga ogaan lahaayeen qasaaraha ay gaysteen fatahaada wabiga Jubba kaas oo barakiciyey dad fara badan waxaana baabi’iyey Beero tira badan oo ku yaala gobolka gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.