
Wararka naga soo gaaray Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan inay tageen wafti balaraan oo hogaaminaayo raysawsaare kuxigeenka dalka soomaliya Mahadi Guuleed Iyo qaar kamida gudiga fataahada wabiyada kuwaas oo u tagay Gobolka Gedo inay soo qaymeeyeen qasaaraha ay gasteen Fataahada wabiga Jubba.
wararkeena dambe kala socdo warar dheeraad ahoo ay kamid yihiin Video Iyo sawiro
Leave a Reply