Daawo:Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland ayaa Madxawyanaha Soomaliya ka codsaday Inuu Bad baadiyo Jubbaland

xiiray

Afhayeenka Salaadinta Jubbland Ugaas Cumar Xiiray oo Ka hadlaayey Munaasabadii lagu soo dhaweynayey Madaxwaynaha jubbaland Axmed Madoobe ayaa Ka codsay Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmajo inuu wax kaqabto qilaafka ka jira Jubbaland waxaa jira dad aan jeclayn Midnimada Soomaliya ayuu yiri Ugaas Xiiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.