Daawo:Shacabka Soomaliland oo ka walwalsan sare u kaca Biyaha iyo Rootiga

Soomaliland ayaa waxaa kajira sixir barar Balaaran kaas oo sababay in qiimaha Biyaha lacabaayo Iyo Rootiga oo xoog usara kacay tas oo adkaysan nolosha dadka danyarta ah oo adkaatay, Shacabka Magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay adkaatay in dadka awoodaan qaymaha Biya Iyo Cuntooyinka kala duwan waxaana sabab u ah sixir Baraka wayn ee ka jira Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.