Naciimo qorane oo Xabsiga Laga siidaayey iyo Shacab Badan oo wali kuxiran Xabsiyada Somaliland

naciimo

Naciimo Abwaan Qorane ayaa xabsiga la dhigay xilli ey kasoo laabaneeysay magaalada Muqdisho waxaana ciidamada Booliska Somaliland ey ka qabteen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeeysa, Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu cafis ufidiyay Naciimo Abwaan Qorane oo ku xireed xabsi ku yaalla magaalada Hargeeysa waxayna dib heshay xoriyadeedii.

Naciimo lagu xukuntay Sadax sano oo xarig kadib eedeeymo la xiriira dhaawac ey ugeestay madaxbanaanida Somaliland oo lagu soo edeeyay taas oo ahyd mid aan waxba kajirin siday ay sheegen qareenada udoodaayey Naciimo Abwaan Qorane.

Xabsiyada Somaliland waxaa ku jira xilligan dad aa tiro yareeyn oo loo heesto fal lamid midka Naciimo lagu eedeeyay oo kale waxaana dadkaa ugu caansan Boqor Buurmadoow oo xilligan xiran xabsi ku yaala Magaalada Hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.