Daawo+Sawiro:Caabudwaaq Hooyo Xanuunsan oo Caawimaad dag daga Ubaahan

hooyo

Hooyo Safiyo Shiikh Ibraahin Cilmi oo xanuun rabaaniya uu kaga dhacay Cunaha kuna nool magaalada Caabudwaaq oo seygeedu codsaday in loo qaado Caafimaad dibad ah kadib markii dalka wax looga qaban waayay Fadlan walaalaha Soomaliyeed caawiya.

kala Xariir Seygeeda Muxiyadiin Tel: 00252615979096

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.