In kabadan 15 tuulo oo ka tirsan Magaalada jowhar oo Biyo godoomiyeen

shaasha

Sida uu kusoo waramaayo Wariye Shaashaa in kabadan 15 Tuulo Baabuurta iyo Lugtabada Waa ay kacaagan yihiin Marka Laga Soo tago Doonyo Dadku ay raacayaan Waxana Dadka Dhibaato kuhaya fatahaada Wabiga Shabelle uu kageystay Deegaano hoosyimaada Jowhar, Biyaha ka fatahay wabiga Shabeele ayaa waxay qasaaro badan u geysteen Beerihii ku yaalay tuulooyinkaas.
Warbixin hadleysa hoos Kadaawo Fadlan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.