Daawo:Dowlada Soomaliya oo Lacag ugu deeqday Shacabka Gobolka Gedo

lacag

Dowlada Soomaliya ayaa waxay deeq lacaga ugu deeqday shacabka gobolka Gedo ee biyaha wabiyada waxyeeleeyeen, Raysawsaraha Kuxigeenka Soomaliya Mohamed Gulleed (Khadar) oo ay waheliyaan wasiiro, Gudiga fatahaada wabiyada Iyo Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxuu sheegay inuu lacag tiradeedu tahay 100, 000 boqolkun oo doolar oo ay ugu talagashay shacabka gobolka Gedo ayna balanqaadeen markii ay safarka ku tageen Gobolka Gedo ay kuwareejinayaan Gudoomiyaha Gobolka si uu ugaarsiyo Bulshada gobolka gedo ee Biyuhu wax yeeleeyeen.

Goobta lacagta lagu wareejinaayey ayaa waxaa ka maqnaa wasiirada madaxda Jubbaland kuwaas oo horay udhunsaday deeqo badan oo loogu talagay Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.