
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland Shiikh Cabdi Maxamed oo ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in danta gaarka ah laga hormariyo Tan Guud si aan Guul u gaarno, Waxaa Kaloo sheegay Gudoomiyaha Barlamanka Jubbaland Shiiq Cabdi Maxamed waa in Madaxda Maamul goboleedyada sida waalidkooda oo kale u ixtiraamaan Madaxda qaranka.
Hadalkaan kasoo yeeray Gudoomiyaha Baarlamanka Jubbland ayaa imaanaya xili uu Jiro kacdoon ka dhan ah Madaxwaynaha Juubaland oo ay wadaan Shacanka kasoo jeeda Jubbaland.
Leave a Reply