Daawo:Haweenay Qurbo Jooga oo Goob Ganacsi Wax ku Barta Caruurta Danyarta ah

sucaad

Sucaad Rashiid waa gabar dhalinyaro oo kamida dadka qurba joogta ah hadana kusugan Goob Ganacsi oo ku taalaa Magaalada Hargaysa waxayna Sucaad Rashiid galabtii wax ku bartaa Caruurta goobta ganacsi ee ay lee yihiin iyadoo kafaalo qaaday agabka waxabarashada sida Buugaagta iyo qalimaanta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.