Daawo:Madaxwayne Xaaf ayaa sheegay in layska daayo Mooshinka

xafsade

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa khubad Maanta ka jeediyay Munaasabada Caleemo saarka guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan, Madaxwayne xaaf ayaa Sheegay Mooshin laga keeno madaxda Dowlada waa dib udhac waxaana haboon in layska daayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.