Daawo:Shacabka Degmada Baardheere ayaa si caro Leh uga Jawaabay Hadal af lagaado ku ahaa shacabka gobolka Gedo oo kaoo yeeray Axmed maoobe

madoobe

Shacabka Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay si kulul uga hadleen aflagaado iyo dulmi uu kula kacay Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe taas oo ahayd Caawimaada Gurmadka fataahada wabiyada in kismaayo lakeeno iyo Aflagaado ay u gesyteen Xildhibaan Cabdi Sire iyo waftigii Raysawasare kuxigeenka Soomaliya ee uu hogaaminaayey oo booqashada ku tagay magalooyinka Baardheere Doolow iyo Luuq.

Shacabka Degmada Baardheere ayaa waxay sheegeen inaan laqadan Karin dulmiga Axmed madoobe oo isagoo wali Kismaayo kusugan raba in deeqdii loogu talagaly shacabka Gobolka Gedo in kismaayo loogu geeyo waxay kaloo cambaareeyeen hadalkii axmed madoobe iyo Wasiirkiisa waxbarashada ee ahaa inaan daaqada laga galin maamulka jubbaland ee iridka in laga soo galo bay ahayd.

ugu dabayntii waxay shacabka Magaalada Baardheere u macad celiyeen Xildhibaan cabdi shire iyo Dowlada Soomaliya siday ugu soo gurmadeen waxayna sheegen inaysan rabin Axmed madoobe iyo kooxdiisa .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.