Kaluumeysato u dhalatay dalka Iiraan oo ku dhawaad sanad ku xirnaa magaalada Boosaaso gobolka Bari ee Puntland ayaa maanta la sii daayey, Maxaabiista Kaluumeysatada ah ee u dhashay dalka Iiraan maantana lasiidaayey ayaa waxaa laga qabtay Xeebaha Maamulka Puntland.
Gudoomiye ku-xigeenka maxkamadda sare ee Puntland Nuux Ciise ayaa Warbaahinta u faah faahiyey eedeynta Badmaaxintaas loo heysta iyo waxa sababay siideyntooda.
Leave a Reply