Daawo:Caleemo Saarkii Nabadoon kamida Beelaha Daga Degmada Baraawe

baraawqe

Xaflad Lagu caleema saarayey Nabadoonka Beesha Tuni gaar ahan Beesha daaqtire u mataalaaya gobolka Banaadir ayaa waxay ka dhacday Muqdisho, waxaana Xafladaas kasoo qayb galay Odayaal.waxgarad, dhalinyo Siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee beesha Tuni waxaan Nabadoonka Beesha Daaqtire loo doortay Nabadoon Abuukar Jaylaani Cismaan waxaana ilaahay looga baryey in ilaahay u fududeeyo Masuuliyada loo xilsaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.