Daawo:Deeq raashina oo katimid Sacuudiga oo loo qaybiyey Barakacayaasha Muqdisho

rashin

In kabadan 1500 Qoys oo ku nool duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo qaybiyey dadka barakacayaasha ee ku sugan Degmada Kacda ee Gobolka baanadir, danyartii loo qaybiyey Raashinka ayaa u mahadceliyey dadkii soo gaarsiiyey iyo kuwii bixiyeyba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.