Daawo:Jubbaland ayaa ku amartay Waxgaradka inaysan qabsan karin Shir aan ogolaansho Kahaysan wasarada

Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka jubbaland maanta Kulan ku dhexmaray qaar kamida Waxgaradka Jubbaland iyo wasarada Arimaha Gudaha jubbaland Taas oo Waxgaradka Jubbaland lagu wargalinaayey inaysan qaban Karin shir aan ogolaansho ka haysan Wasaarada Arimaha gudaha Jubbaland.

Waxaa mudooyinkii dambe ka imaanaysan Cabsho Shacabka iyo Siyaasiyiinta Jubbaland kuwaas oo ka cabanaayey Caburin, Xarig iyo Masaafurin ay laamaha Aniga u gaysanayaan Shacabka Jubbaland qaybahooda kala Duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.