Madaxweynaha Maamulka Puntland CabdiWali Maxamed Gaas ayaa maanta magacaabay Labo Wasiir oo ka mid noqonaya Xubnaha Golaha Wasiirada ee Madaxweynaha Puntland, Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Waxaa loo magacaabay Daahir Xaaji Khaliif.
Cabdiraxmaan Salaad Maxamuud ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Puntland, Madaxwaynaha Puntland ayaa waxuu Mudootinkii dambe waday Isbadal uu kusameynaayey Xulumadiisa kadib Markii dhaliilo badan loo soo Jeediyey.
Leave a Reply