
Xildhibaan Aamiin daahir jeesow oo kamida Xildhibanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxaa uu ka dayriyey Fatahaada wabiga shabeele u gaystay Magaalada Baladwayne waxaana uu sheegay Xildhibaan Jeesow asaga oo ku sugan Magaalada Baladwayne inshacabka Baladwayne u baahan yihiin Gar gaar dag daga Dowladana looga baahan yahay inay gurmad lasoo gaarto Magaalada Baladwayne.
Leave a Reply