Dhalinyarada Puntland oo bilaabay dhaq dhaqaaq Isbadal Doon ah

puntland

Waxaa lafilayaa in doorashada Madaxwaynaha Puntland ay dhacdo Bsiha Janaayo 2019 Taas oo lafilaayo inay noqoto mid ay Kursiga Madaxwaynaha Puntland u Tartamaan Musharaxiin Badan oo usigu jira Rag iyo Dumar.

Dhalinyarada Puntland ayaa waxay rabaan inay arkaan isbadal ku yimaada hogaanka Puntland taas oo ay doonayaan inay kamid noqdaan Hogaamiyaasha Puntland doorshada dhacaysa 2019, hadaba dhaliyarda Puntland ayaa waxay kulamo iyo shirar kala duwan ku qabanayaan deegaanada Puntland iyo dibadiisa si loo helo Hogaamiyo wanaagsan oo wax ka qaban karo dhibaatooyinka haysta Puntland oo ay kamid yihiin Amaanka, Shaqo, la’aanta, Cafimaad darada, Horumar la’aanta iyo ladagaalanka Musuq Masuuqa balaraan ee ka jira Puntland.

Dhalinyarada Puntland ayaa markii ugu horaysay ka qayb qaadanaya isbadka siyaasadeed ee kasocda Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland taas oo Madaxda Puntaland aysan jeclaysan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.