Daawo:Beesha Habar Yoonis oo bananbax wayn Samaysey Kuna eedeesay Muuse biixi Xasuuq inuu

muuse

Waxaa Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ka dhacay Bananbax wayn oo soo abaabuleen Beesha Habar Yoonis oo kamida Beelaha daga Soomaliland waxayn kaca cabanayeen Dagaalo Beelood kasocdo qaar kamida Gobolada Soomaland kuwaas oo dad badan kudhinteen barakacna sameeyey, dadkaan banaanbaxaya ayaa waxay ku eedeeyeen Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Bixii inuu kadambeeyo Xasuuqa lagu hayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.