Daawo:Rii’sul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socday Bangiga adduunka

Rii’sul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socday Bangiga adduunka, waxaana hoogaaminayay Bella Bird oo ah u qaabilsanaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika. Waxay ka wada hadleen sidii loo dar-dar gelin lahaa wada shaqaynta dawladda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.