DaawoMadaxwayne Gaas oo ku dhawaaqal dagaal ka dhana Muuse Biix

gaas

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland kadib Shir uu uga qayb galay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweyne Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed ee kasoo Cusboonatay gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq oo dagaal qaraar ay ku wada dagaalameen ciidamada Puntland iyo kuwa Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay inaan laga Yeelayn Muuse Biixi isagoo Hargaysa kayimid inuu Tukaraq ku nalaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.