Daawo:46 kun dollar oo ah deeq lacageed oo katimid dowlada Soomaliya ayaa lagaarsiiyey Luuq,Doloow iyo Baladxaawo

gudoomite

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed aadan oo ay waheliyaan masuuliyiin ka tirsan gobolka Gedo ayaa waxay deeq lacageed gaar siiyeen Gobolka Gedo gaar ahaa degmaaiyinka Baladxaawo, Dollow iyo Luuq waxaana lacagtaan ku deeqay dowlada Soomaliya oo ugu talagashay dadka ay wax yeeleen fataahada wabiga Jubba.

Laagta lagaarsiiyey Gobolka gedo ayaa ah Baardheere 25000 kun Baladwaaxo 10,000 luuq 18000 iyo Doolow 18000 shacabka gobolka Gedo ayaa u mahadceliyey dowlada Soomaliya sida ay ugu soo gurmatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.